Doodaan aya waxaa ka qeybgaley Aamino C/raxmaan Jaamc oo qareen,C/raxmaan Maxamed Nuur oo ah xeer ilaaliye ku xigeenka Dowlad Gobaleedka KGS iyo SHeekh Maxamed Nuur oo ah Gudoomiyaha Dalada Barakaciyaasha Daryeel isla markaasna ah wakiil u dooda Dadka Naafada ah.waxna diiradda lagu saarey Dooda fahamka iyo qadarinta fikradda xuquuqda shaqsiyadeed iyo barakacayaasha, bulshada nugul ee baydhabo ee fikradda xuquuqda shaqsiga iyo kor u qaadista adeegsiga adeegyada kaalmaynta caddaaladda.
Dhageyso+Sawiro:-Dood ku saaabsan baahinta marin u helida Cadaalada gaar ahaan Barakacayaasha Iyo Dadka nugul ee Magaalada Baydhabo.
previous post