Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
June 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay hawlgalka ka socda Sh/dhexe
by Admin June 7, 2021Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay gulufka militari ee Ciidanka Xoogga Dalka ka wadaan Gobolka Shabellaha Dhexe. Wasiirka ayaa tilmaamay in hawlgalka ka socdo gobolkaasi uu yahay…
-
WARARKA MAANTA
Borris Johnson oo madaxda G7 ka codsanaya inay tallaalka COVID-19 ugu deeqaan dalalka saboolka ah
by Admin June 7, 2021Ra’isul Wasaarahaa Ingiriiska C ayaa sheegay in uu ku boorrin doono madaxda kasoo qayb galeysa kulanka waddamada G7 ee la filayo in uu Jimcaha soo socda ka dhaco magaalada Cornwall…
-
Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay cod ay soo duubeen maleeshiyaad Islaami ah oo uu dagaal kala dhexeeyo kooxdaas. Cod ay…
-
In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koofurta dalka Pakistaan. Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo kale sheegtay in dad kor u dhaafaya 64 ay ku…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Qeybta 4 aaad ee Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada
by Warsan Radio June 7, 2021Hoos ka dhageyso Qeybta 4 aaad ee Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa Quudinta qofka Buka.Barnaamijka Waxaa soo tuur soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Booliiska Soomaaliya oo sheegay iney gacanta ku dhigeen nin dhawaan Xaaskiisii ku dilay Muqdisho
by Admin June 6, 2021Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen eedeysane Bashiir Cabdi Xasan oo dhawaan la sheegay inuu Xaaskiisii Salaado Faarax Cali uu ku dilay degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
