Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Mid kamid ah garsoorayaashii ka qeyb galay dacwadii badda ee Somaaliya & Kenya oo geeriyooday
by Admin June 2, 2021James Richard Crawford, oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhageystay dacwadii badda ee u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya ee ka dhacday maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ayaa geeriyooday isagoo jira…
-
Waxaa goordhoweyd lagu dhawaaqay natiijadii ugu horeysay ee doorashada goleyaasha degaanka Somaliland, taas oo labo maalin ka hor ka bilaabatay dhamaan deegaanada Somaliland. Komishanka doorashooyinak Somaliland ayaa si horudhac ah…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Itoobiya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaas.
by Admin June 2, 2021Madaxweynaha Dawladda Itobiya Sahle Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhindoona dalkaasi Itoobiya Danjire Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Munaasabaddan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Midowga Africa ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas, waxaana tallaabadaas ay jawaab u tahay afgambigiu uu militarigu ku qabsaday dowladdii dalkaas todobaadkii la soo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar
by Admin June 2, 2021Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”, waxaa sidaas Talaadadii sheegay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Ankara ayaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Waxaa weli degaannada Soomaliland ka socda tirinta Codadka doorashadii Golaha Wakiilada iyo degaanka ee ka dhacday Maalin ka hor degaannada Maamulkaas, taas oo ay ku tartamayeen in ka badan 1,000…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dalka Ciraaq oo warqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka Guddoomay Danjiraha cusub Soomaaliya ee Baqdaad “SAWIRRO”
by Admin June 2, 2021Madaxweynaha dalka Ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee magaalada Baqdaad kaga gaddoomay warqadahiisa aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonna magaalada Baqdaad…
