Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
August 30, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan ooo aqrinayo C/llahhi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Dhowr gantaal ayaa lagu tuuray gegida dayuuradaha caalamiga ah ee Kabul, maalin ka hor waqtigii loo qabtay in ciidamada Mareykanka ay ka baxaan Afghanistan. Aqalka Cad, oo xaqiijiyay weerarka, ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshda Gaar ahaan Dhalanyarada
by Warsan Radio August 30, 2021Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dhalanyarada ee todobaadkan oo maalin walbo oo Isniin ah sacada marka aya tahay 9:00 Am-10:-00 aad dhageysataan,waxan oo daadihinaya Wariye Cabdiraxman Axmed Maxamed (Oday) Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Gabdhihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Haramcad oo tababar loo soo xiray
by Admin August 30, 2021aliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijar ayaa tababar uu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo dhamaystay tababar ciidan kuwaas oo ka…
-
WARARKA MAANTA
Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo cambaareeyey weerar lagu qaaday xaruntii Bisha Cas Baardheere
by Admin August 30, 2021Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), ayaa cambaareeyay weerar lagu qaaday xarunta ururka bisha cas ee magaaladda Baardheere ee gobolka Gedo. Qoraal…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
English newsWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
SOMA Starts General Assembly Meeting in Mogadishu
by Admin August 30, 2021The Somali Media Association (SOMA) has started the first day of its three-day General Assembly Meeting that has been opened at Sahafi Hotel in Mogadishu, Somalia. Representatives from SOMA managers,…

