Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
September 2021
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas ka tirsan Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar
by Admin September 15, 2021Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa la filayaa in mar kale halkaas ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo dooranayo…
-
WARARKA MAANTA
Raysal wasaare Rooble oo marin habaabin ku tilmaamay guddiga baariseed ee uu madaxweyne Farmaajo magacaabay
by Admin September 15, 2021Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war uu soo saaray kaga digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil. Ra’iisul Wasaaraha ayaa marin habaabin ku tilmaamay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Saddex Senator oo xalay lagu doortay Magaalada Jowhar
by Admin September 15, 2021Wajigii koowaad ee doorashada xildhibaanada aqalka sare ku matalaya maamulka Hirshabeelle, ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo la doortay saddexdii senator ee ugu horreeyay. Fartuun Cabdiqaadir Faarax ayaa noqotay qofkii ugu dambeeyay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Farmaajo oo la kulmay safiirka cusub ee Sweden kana guddoomay Warqado
by Admin September 14, 2021Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Boqortooyada Sweden u soo magacawday Soomaaliya…
-
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta?
by Admin September 14, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo talaado ah kulan gaar ah la yeeshay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Bulshada rayidka ah ee Soomaaliya oo walaac ka muujiyay khilaafka madaxweyne Farmajao iyo Raysal Wasaare Roobl
by Admin September 14, 2021Isutaga Bulshada Rayidka Soomaliyeed ayaa waxay sheegeen in ay aad uga xunyihiin isafgarad la’aanta madaxda dalka ee la xiriirta khilaafka awoodaha sharciga dawladadeed ee soo kala dhexgalay madaxweynaha iyo raysal…

