Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
September 2021
-
WARARKA MAANTA
Hadal Jeedinta Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Aqalka sare oo ka socota Magaalada Jowhar
by Admin September 13, 2021Waxaa si rasmi ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe uga bilaawday Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya oo ay deegaan doorashadooda tahay Hirshabeelle…
-
WARARKA MAANTA
Muwaadin Soomaali Ah Oo Afar Ruux Ku Dhaawacay Dalka Talyaaniga
by Admin September 13, 2021Wiil Soomaali ah ayaa afar qof ku dhaawacay weerar uu u adeegsaday tooreey, magaalada Rimini oo ku taala Talyaaniga, waxaana eedeysanahan oo 26-jir ah uu ku safrayay bas isaga oo…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibbada Qatar Oo Booqasho Ku Tegey Magaalada Kabul
by Admin September 13, 2021Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa booqday caasimadda Afghanistan ee Kabul, wuxuuna la kulmay Mullah Mohammad Hassan Akhund, oo ah ku -simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda cusub…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Jaamacadda Carabta oo ballanqaaday taageero maaliyadeed oo ay u fidiso doorashooyinka Soomaaliya
by Admin September 13, 2021Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku tilmaamay shirkii Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee ku qabsoomay Magaalada Qaahira intii u dhexeysay 9-10…
-
WARARKA MAANTA
Daalibaan Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Eedaymo Ay Qaramada Midoobay U Soo Jeedisay
by Admin September 13, 2021Ururka Daalibaan oo hadda isu bedelay Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa ka hadlay eedeymo ay Qaramada Midoobay u soo jeedisay. Afhayeen u hadlay Taalibaan ayaa meesha ka saaray eedaymaha…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Siyaasadda Dalka
by Admin September 13, 2021Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlayay maanta kulanka Gollaha Wadatashiga Qaran iyo Ku Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa waxa uu ku soo hadal qaaday xiisada siyaasadeed ee…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

