Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
September 2021
-
Hoos ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan ( Yuusuf Qalinle) Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September 27th, 2021 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Dood ku saabsan qoondada haweenka iyo uqareemida 30%+Sawiro
by Warsan Radio September 27, 2021Dooda waxaa ka qayb galay, Maama Xaajiya Cabdinuur oo kamid ah haweenka u dooda xaquuqda haweenka iyo Faadumo Mursal OO ah Hooyada Xaafada Wadajir ee magaalada Baydhabo . kaqayb galayaasha…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan(Yuusuf Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CABDI MURIIDI DHEERE (AJAKIS)
by Admin September 27, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi…
-
WARARKA MAANTA
Majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Muqdisho
by Admin September 27, 2021Allaha unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku geeriyooday, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis), sida warbaahinta Universal oo uu ka mid ahaa howlwadeenadeeda ay boggeeda Facebook ku shaacisay. Marxuumka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee gobolada Waqooyi
by Admin September 27, 2021Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay Madaxweyne Farmaajo ayaa madaxtooyada Ku qaabilay 8 kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Gobalada Waqooyi ee Soomaaliland, kuwaasoo qeyb ka ah Ergada 46-da ah…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)

