Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
October 2021
-
WARARKA MAANTA
Musharaxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland oo Maanta Khudbadahooda jeedinaya
by Admin October 20, 2021Musharaxiinta Senatorada Aqalka Sare ee ku harsan Jubbaland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in khudbadahooda u jeediyaan Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan ku yeelanaya Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashada Somaliland oo sheegay in Doorashada Golaha Shacabka ku dhaceyso waqtigeeda
by Admin October 20, 2021Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi. Guddoomiye…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Jubbaland oo shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee dhiman
by Admin October 19, 2021Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan laqaatay Xubana ka socday Qaramada Midoobay
by Admin October 19, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo booqasho ku tagtay…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari oo ku dhawaaqay in dowladdiisu dhawaan soo afjari doonto burcadda ka howlgasha dalkaas.
by Admin October 19, 2021Buhari ayaa ka falcelinayey dilka ugu yaraan 43 qof oo lagu dilay suuq ku yaalla dowlad -deegaanka Goronyo ee gobolka Sokoto oo ay burcaddu falkan ka geysatay. Bayaan uu soo…
-
WARARKA MAANTA
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Sweden.
by Admin October 19, 2021Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay Safiirka Boqortooyada Sweden ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Per…

