Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
November 2021
-
WARARKA MAANTA
Uganda iyo Congo oo si wadajir ah u qaaday weerarro ka dhan ah Daacish
by Warsan Radio November 30, 2021Dalalka Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa Talaada maanta ah si wadajir ah duqaymo cirka iyo madaafiicda ah uga fuliyay bariga Congo, kuwaas oo lala beegsaday malayshiyaadka taabacsan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Booliska Soomaliya oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho
by Warsan Radio November 30, 2021Hawlgalkaan oo ahaa mid lagula dagaalamayay Burcada hubeysan iyo kooxaha falalka ka dhanka ah amaanka ka geysta Muqdisho ayaa waxaa Ciidamada Booliska Soomaaliya & kuwa sida gaarka ah u tababaran…
-
Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabto doorashada hal kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Guddiga doorashooyinka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
la-taliyeyahi Madaxweyha Kgs Dhaka Haweenka oo Lo Doortay xildhibaanada cusub
by Warsan Radio November 29, 2021Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka socota doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee doorashada Maanta. Kursiga HOP#213 oo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo Beesha Caalamka kala hadlay xal u helista abaaraha
by Warsan Radio November 29, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa abaaraha soo noq noqday ee ka jira qeybo badan…

