Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
2021
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble Oo La Kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka Ee Geeska Afrika
by Admin November 14, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay ka wada hadleen…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Jabuuti oo kasoo horjeesatay War kasoo yeeray Mareykanka
by Admin November 14, 2021Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidamada Mareykanka…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo
by Admin November 14, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka BFS iyagoo horayna u qabtay doorashada 2…
-
WARARKA MAANTA
Jadwalka Doorashada Sagaal Kursi Oo Golaha Shacabka Kasoo Galaya Somaliland Oo La Shaaciyay
by Admin November 14, 2021Waxaa goordhweyd la shaaciyay Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ka soo galayaGobolada waqooyi ee Somaliland,waxaana si toos ah doorashada kuraastaasi looguda gali doonaa Maalmaha soo socda.\ Hoos ka…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
AMISOM Oo Ka Hadashay Ciidamo U Dhashay Dalka Uganda Oo La Xukumay
by Admin November 14, 2021Qoraal ka soo baxay ciidamada AMISOM ayaa lagu xaqiijiyay in maxkamad milatari ay ku xukunta 5 askari u dhalatay dalka Uganda dil toogasho ah iyo xabsi dheer kadib markii ay…
-
WARARKA MAANTA
Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu dilay weerarro ka dhacay dalkaas.
by Admin November 14, 2021Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaameedsanayay Maleeshiyadkaa Xuuthiyiinta ee ku sugan magaalada Sirwaax ee galbeedka…
-
Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan, Cabdi Fitaax Al-Burhaan, kaasi…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada dowladda oo ka hortagay weeraro Al-Shabaab damacsanaayeen (Sawirro)
by Admin November 14, 2021Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada Al-Shabaab damacsanaayeen in ay ku soo qaadaan difaaca ciidamada ee duleedka magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.…
