Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo wali kulamo ka wadda Beledweyne
by Warsan Radio February 12, 2022Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha guud ee Gobolka gaar ahaan…
-
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 12th, 2022 by…
-
WARARKA MAANTA
Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Shiinaha
by Warsan Radio February 12, 2022Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanay dawladda Shiinuhu u yeedhin karin dalkiisa cidda ay la yeelanayaan xidhiidh diblomaasiyadeed ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso’- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Waxbarashda
by Warsan Radio February 12, 2022Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha
by Warsan Radio February 12, 2022Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Mevlut Cavusoglu, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Joe Biden Oo Farriin Deg-Deg U Diray Muwaadiniinta Maraykanka Ee Ukraine
by Warsan Radio February 11, 2022Madaxweyne Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Maraykanka ee weli jooga Ukraine in ay degdeg uga baxaan dalkaas. Wuxuu sheegay in Ruushku ciidamo soo dhoobaya xadka uu dalkaa la leeyahay…
-
Hoos Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdirashiid Axmed Ibraahim ( Rashka) iyo Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo Salaamaha…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulamo ka wada Beledweyne
by Warsan Radio February 11, 2022Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood. Madaxweynaha oo kulamo gaar gaar ah la…
-
Waxaa waqooyiga magaaladda Minneapolis lagu toogtay qof oo isla markiiba u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas lala beegsaday ee ku dhacday .Afhayeenka booliiska magaaladda Minneapolis Garrett Parten ayaa sheegay…

