Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ?
by Warsan Radio February 3, 2022Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada isagoo golaha warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha ka jira deegaanada Jubaland, iyo booqashadii ay shalay Kismaayo ku…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb
by Warsan Radio February 3, 2022Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashasoodu tahay degaannada Galmudug. Kursiga koowaad ee HOP139…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamad ku taalla Mareykanka oo xukun ku riday Soomaali loo heysto kufsi
by Warsan Radio February 3, 2022Maxkamad kutaala magaalada St. Cloud ee dalka Maraykanka ayaa xabsiyo dhaadheer ku xukuntay saddex nin oo Soomaali oo lagu soo eedeeyay in ay geysteen fal dambiyeed isugu jira afduub iyo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay dalka
by Warsan Radio February 3, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib socdaal Afar cisho qaatay oo uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxaman Cabdule (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Cabdisamad Macalin Maxamuud oo Xildhibaan loo doortey
by Warsan Radio February 3, 2022Magaalada Dhuusamareeb waxaa goordhow ka dhacday doorashada Kursiga Hop139 oo uu ku guuleystay Cabdisamad Macalin Maxamuud oo uu dhalay hoggaamiyaha Ahlusunna. Cabdisamad ayaa Cod gacan taag ah waxaa ugu codeeyay…
-
Howlgal ay Ciidamada Booliska Mareykanka ka sameeyeen Magaalada Minneapolis ayaa waxaa ay ku toogtay Nin lagu Magacaabo Amir Locke oo ah Muwaadin Madow oo Mareykankan ah. Warar aanan la xaqiijinin…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe oo Shaqaalaha rayidka uga digay ku milmida siyaasadda
by Warsan Radio February 3, 2022Iyadoo shalay magaalada kismaayo lagu soo gaba gabeeyay shir looga hadlaayay arimaha shaqo qorista shaqaalaha dowladda ayaa madaxwaynaha maamulka Jubaland waxa uu kulan laqaatay Guddiyada shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya. Madaxwaynaha…
