Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Rasaas ka socota xarunta Madaxtooyadda Guinea Bissau
by Warsan Radio February 1, 2022Wararka ka imanaya caasimadda dalka Guinea Bissau ee Bissau ayaa sheegaya in rasaas xooggan laga maqlay agagaarka madaxtooyada dalkaas xilli ay shir ku jireen madaxweynaha dalkaas Cumaro Embalo iyo Ra’isulwasaarihiisa…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Mukhtaar Sheikh Aadan (Dalmar) Dhageyso :- Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: February 1st, 2022 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Rag hubeysan oo weeraray musharrax Xildhibaan & khasaaro ka dhashay
by Warsan Radio February 1, 2022Weerarka ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland kadib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka ee kuraasta lagu dooranayo Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Kenya oo UK u gacan gelisay Soomaali loo heysto inay dilal geysteen
by Warsan Radio February 1, 2022Kenya ayaa tarxiishay muwaadiniin u dhashay dalka Britain, kuwaasi oo loo haysatay dacwad dil ah oo ka geysteen dalkaasi Britain. War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda dambi baarista…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Bilaal Hilaal Sheikh
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askari Dil Gaystay
by Warsan Radio February 1, 2022Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka tirsan Ciidamadeeda, kaasi oo horay dil u dilay Sarkaal ka tirsanaa Cidamda Millateriga Somaliland. Maxkamadda Alifle-Maxamed Axmed…
-
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Dacwadda Dilkii Madaxweynihii Burkina Faaso Oo La Soo Hakiyay
by Warsan Radio February 1, 2022Maxkamad ku taalla waddanka Burkina Faso ayaa hakisay dacwadda la xiriirta dilkii madaxweynihii hore ee dalkaas, Thomas Sankara, oo ay wajahayeen eedeysaneyaal. Sankara oo ahaa hoggaamiyihii kacaanka dalkaas ayaa la…
