Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like SAWIRRO: kulan ku saabsan Faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Biyaha KG oo ka dhacey Baydhabo. 23/06/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 15/09/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. 26/09/2022 Maamulka Jubbaland oo soo gabagabeysay doorashada lix xildhibaan oo qayb ka ah aqalka hoose ee BFS 28/12/2021 DHAGEYSO: CASHARKII 24AAD EE TAFSIIRKA QUR’AANKA KARIIMKA EE SH. XASAN GAAB 05/01/2018 Soomaaliya oo qarka u saaran inay lumiso codkeeda Qaramada Midoobay 03/06/2021 Arday dilay laba kamid ah Macalimiintiisa Iskuulka 23/03/2022 Axmed Ducaale Xaaf oo xaalad deg deg ku soo rogay deegaanada Galmudug (Akhriso) 01/10/2017 Dowladda Qatar oo Safiir Cusub u soo Magacaabatay Soomaaliya 17/10/2022 Somaliland’s Marodi Jeh court should drop charges against journalist Oldon- SJS calls 26/06/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.