Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Mareykanka oo madaxda Soomaalida ugu baaqay in ay deg deg u kulmaan 02/03/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/07/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/11/2018 QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar” 14/10/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/01/2021 Akhriso:-Axmed Ducaale Madaxweynaha Galmudug oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Godinlabe 23/06/2019 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/12/2019 Daawo GUDIGA DOORASHADA KGS OO WAR MURTIYEED SOO SAAREY QAABKII DOORASHADA UDHICI LEHEED 02/11/2018 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 14/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.