Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:Dagaal Qasaaro Dhaliyey Oo Uu Kadhacay Inta U Dhaxeysa Baydhabo Iyo Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay. 21/08/2016 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/12/2018 Sacuudiga oo xaniibada ka qaadya magaalooyinka barakaysan ee Makkah iyo Madiino 26/05/2020 Dhageyso:-Maamulka KGS oo kahadley Dhimashadii kadhacadey Beriile 27/08/2017 Maamulka Koonfur Galbeed oo lagu wareejiyay qalab lagu qabanayo Doorashada Aqalka Sare 28/07/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/10/2020 Muwaadin Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac loogu geystay Turkiga 13/12/2021 Goodax barre oo go’aan ka gaaray waxa laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka 04/09/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Talyaaniga kula kulmaya Madax ka Tirsan Hay’addaha Qaramada Midoobay 14/02/2023 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 25/09/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.