Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Safiirka Ingiriiska Oo Kulamo Siyaasadeed Ka Wada Muqdisho 03/12/2020 Qaarada Africa oo ka xorowday Cudurka Qatarta ah ee Dabaysha. 26/08/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Shaaciyay Waxyaabaha Uu Qaban Doono 23/09/2020 Madaxweyne Farmaajo & Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb 19/07/2020 DHAGEYSO:- Caawa Trtanka waa Habeenkii Sedexaad waxaa Nasiib Uyeeshay inay Ka qeeb Qaataan Xaafadaha kala ah cadaada iyo HAABARA WAA TARTAN XIISO LEH :19-5-2018 20/05/2018 Dhageyso: Maxaa Ka Cusub Amniga Guud Ee Degaanada KG. 10/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/01/2020 Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay 22/02/2021 DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/03/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 03/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.