
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan ( Qalinle )
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Musharax Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Federaalka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo talaado ah qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Guddiga doorashada Madaxweynaha…
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa la filayaa in Ciidamo horleh oo katirsan Booliska Gaarka ah ee Haramcad ay geeyaan degmooyin iyo degaano katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug. Wararka aan helnay ayaa…
Dagaal culus oo geystay khasaaro kala duwan ayaa degaano katirsan Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa…
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamadda Difaac Puntland Gen. Yaasin Cumar dheer ayaa Gaaray Magaalada Gaalkacyo ee…
Waxaa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ahaa ku yeeshay Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Jubbaland. Kulanka oo uu soo qaban qaabiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed…
Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa dacwad ku soo oogay Senator hore oo u dhashay dalka Haiti kaas oo loo haysto inuu ku lug lahaa shirqoolkii lagu dilay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
