Carruur Macluul ugu Geeriyootay Magaalada Beledweyne written by Warsan Radio 22/06/2022 Waxaa Magaalada Beledweyne iyo degaannada hoostaga iyo Guud ahaan Gobolka Hiiraan xilligaan kajirta Abaar daran iyo xaalad macluul oo saameeysay dadka barakacayaasha ah, taas oo keentay in Carruur farabadan ay nafaqa darro u geeriyoodaan.Qoysas kasoo barakacay degaannada kale ee Gobolka Hiiraan ayaa ku sugan Magaalada Bedweyne, waxaana mid kamid ah Xerooyinka ay kunool yihiin ay Carruur ugu geeriyoodeen nafaqa darro.Hooyo Caamilo Ibraahim Cusmaan oo kamid ah dadka kunool Xerooyinka barakacayaasha Beledweyne ayaa sheegtay in mid kamid ah lix Carruur ah oo ay dhashay uu nafaqo darro u geeriyooday, iyada oo dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-Shabeelle ugu baaqday in loo soo gurmado.Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta iyo musiibooyinka Maamulka Hir-Shabeelle Cabdi Mahad Qoorgaab ayaa dhankiisa sheegay in dadka kujira ilaa lix Kaam oo kuyaalla Magaalada Beledweyne ay isugu jiraan dad kasoo barakacay, Abaaraha, Coolaad Beeleedyada iyo dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.Wuxuu ugu baaqay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadkaasi Barakacayaasha ah oo xilligaan ay heystaan dhibaatooyin kala duean.Todobaadkii hore ayay aheyd markii ilaa lix Carruur ah ay xaaladdo nafaqa darro ugu geeriyoodeen xerooyin kuyaalla degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Carruur Macluul ugu Geeriyootay Magaalada Beledweyne was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like RW Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Xoghayeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka 30/03/2022 Ciidamo farabadan oo Maanta lagu daadiyay wadooyinka magaalada Beled-Xaawo (Sawiro) 19/08/2020 Liverpool Oo Qarka U Saaran Saxiixeedii Uu Horeeyay Ee Suuqa January 06/01/2022 DOWLADDA JUBBALAND OO JOOJISAY WADASHAQEYNTA RW ROOBLE EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA 05/04/2022 Ra’iisal Wasaare Xamse oo gudoomiyay shir looga hadlayay la dagaalanka Fikirka Xagjirka 22/02/2023 Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo 3 sano oo xarig ah lagu xukumay 01/03/2021 Sawirro:-Turkiga Oo Deeq Caafimaad Soo Gaarsiiyay Muqdisho 02/05/2020 DAAWO MD KGS SHARIIF XASAN DIB UGU SOOLAABTAY BAYDHABO KUNA SOO DHAWEYEY MADAXA KA SOCOTAY UK 23/01/2018 VIDEO:-Degreeto Ka Soo Baxday M KGS Shariif Xasan Ayaa Lagu Magacaabay Guddoomiyaha ee Maxakamadda Sare 14/01/2018 Midowga Musharrixiinta oo cadeeyay mowqifkooda doorashada socota 25/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.