Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 30/01/2022 Afhayeenka Ciidanka Booliska oo sheegay in Maxkamd la horgeyn doono Jeneraal sheegoow 19/08/2023 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 03/02/2022 Mareykanka oo qirtay in dad rayid ah uu dil & dhaawac ugu geystay dalal ay kujirto Somalia 28/09/2022 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 30/01/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 25/07/2020 Booliska Soomaaliya oo shaaciyay cidii ka dambeysay dilka Atooraha badda 29/04/2022 AKHRISO:-General Gabre oo eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo 25/04/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 03/02/2021 Akhriso Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo Guddi u saaray Colaada Walanweyn 09/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.