Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Maamulka gobolka Gedo oo war kasoo saaray doorashada Degmada Garbahaarey 23/02/2022 Mareykanka oo soo farageliyay xiisadda doorasho ee ka taagan dalka Kenya 18/08/2022 Madaxweynaha Koofur galbeed oo ku wajahan Baraawe 09/03/2020 Booliska Canada oo ka hadlay weerar lagu dilay dadka isku qoys ah. 08/06/2021 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacda Warsan 01/04/2022 Askarigii ugu horeeyay ee ciidamada Amisom oo laga helay Coronavirus 30/04/2020 Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ciidamo Soomaaliyeed loo diray dagaalka ka socda waqooyiga Ethiopia 01/12/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/07/2020 Akhriso:-Haweenka oo maanta Shirweyne uga furmay magaalada Muqdisho 04/03/2019 Ra’iisul Wasaare Rooble oo lakulmay Amiirka Dalka Qatar 06/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.