Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Dhageyso: kulan looga hadlaayay wacyigelinta iyo Hormarinta siyaasada gabdhaha lagu soo gaba gabeeyay baydhabo 25/02/2020 Madaxweyne Farmaajo oo isku badallay taliyayaal Ciidan 25/10/2020 Madaxweynaha Puntland oo Arrimaha doorashooyinka kala hadley Safiirada Qatar & Sweden 12/01/2022 Doorashada baarlamaanka Japan oo berri loo dareerayo iyo cabsi soo wajahday xisbiga tallada haya 30/10/2021 CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe 15/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/11/2019 Ciidanka dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Masjid Cali Guduud 22/10/2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddoomiyiha Gobolka Bay 03/07/2021 Maamulka Jubbaland oo Maanta soo geba-gabeeyneysa diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka 27/12/2021 Suudaan Oo Looga Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah 26/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.