Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dawladaha safka hore & howlgalka ATMIS oo ku heshiiyay in la dardar geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab 07/08/2023 Dhageyso:-War Cusub Waziir Ku Xigeenka Amniga oo Ka Hadley Dagaalka Alshabaab iyo Mukhtaar Roobow 09/08/2017 Dameer sababay burburka diyaaradii ku dhacday magaalada Beledweyne 15/07/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 26/07/2021 Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay dalka Guinea 07/09/2021 Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo is-casilay 23/02/2023 Magaalada Beledweyne oo maanta si weyn looga Ciiday (Sawiro) 31/07/2020 Ciidanka Xoogga, kuwa Jubbaland iyo ATMIS oo howlgal wadajir ah fuliyay 28/03/2024 Al-Shabaab oo weerartay saldhig Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Shabeellaha Hoose. 01/04/2022 Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray magaalada Muqdisho 09/03/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.