Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka written by Warsan Radio 22/06/2022 Waxaa bilaabanaya wada-hadallo la doonayo in lagu dhex-dhexaadiyo Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbiyada mucaaradka, kuwaas oo isku haya arrimo ku saabsan doorashada Madaxweynaha Soomaaliland iyo kuwa xisbiyada.Waxaa la Magacaabay guddiyo ka kooban 18 Xunood oo laga soo kala xulay 10 Xubnaha Golaha Guurtida ah iyo 8 odayaasha Dhaqanka ah, waxaana ay bilaabayaan wada-hadallo ay labada dhinac ku dhex-dhexaadinayaan.Xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxmaan oo kamid ah Xubnaha guddiga ayaa sheegay in Maalinta berito ah ay bilaabi doonaan dhex-dhexaadinta, isla markaana ay la kulmi doonaan Madaxweyne Muuse iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo WADANI ee Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro.Sidoo kale wuxuu sheegay in howsha dhex-dhexaadinta ah ay goor sii hore bilaabeen maadaama ay xabsiyada kasii daayeen Xubno kamid ahaa Xisbiyada mucaaradka ee Xukuumaddu dhawaan xirtay haatana inta dhiman ay dhameystiri doonaan.Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa sii xoogeysanayay khilaafka u dhaxeeya Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo loo diiday inay dhigaan dibadbax looga soo horjeedo xukuumadda, waxaana Xubnaha mucaaradka ay Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeynayaan in uu doonayo muddo kororsi. Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like Maxkamad xukun ku ridey nin diley hooyadiis Meydkeediina cunay 17/06/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/01/2023 Sawiro;-Xaqiiqda Xaqiiqda: Qaar ka mid ah istaambooyinkii ugu xumaa adduunka 30/10/2022 Maamulka Hir-Shabeelle oo shaacisay Mowqifka Qoraalkii Guddoomiyaha Aqalka Sare 10/06/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday xubno ka mid ah Gudiga xalinta khilaafadka . 18/12/2021 Soomaali ku dhaawacantay Dalka Malta. 20/02/2020 Tirada dadka ku dhintay weerarka ka dhacay afaafka hore ee Isbitaalka Al-Shifa oo korodhay 04/11/2023 Madaxweyne Deni oo Hay’adda Save the Children kala hadlay gurmadka Abaaraha 14/08/2022 Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo manta kulan ku leh Magaalada Baydhabo. 20/04/2020 Akhriso:-Donald Trump oo ku dhowaaqay in dalkiisu uu ka baxay heshiis Niyukliyerka oo Iran 08/05/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.