Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa written by Warsan Radio 06/07/2022 Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu uga socda Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD kulankii 39-aad ee aan caadiga ahayn, kaas oo shalay furmay.Shirka oo uu guddoominayo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa Maalintii Koowaad ee shalay looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka hareeyay gobbolka, sida colaadaha iyo abaaraha ka jira inta badan wadamada IGAD.Soomaaliya waxaa shirkaas uga qeyb galaya Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo matalaya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay madaxda IGAD inay ka wada shaqeeyaan sidii xal waara loogu heli lahaa caqabadaha khatarta ku ah nabadda iyo ammaanka gobolka.Madaxweynahu waxa uu sheegay in ay ka mid yihiin caqabadaha, xagjirnimada gacan ka hadalka ah, abaaraha iyo colaadaha hubaysan ee u baahan in madaxda IGAD ay si degdeg ah wax uga qabtaan.Waxaa la filayaa in geba-gabada shirka ay Madaxda dalalka IGAD shirkooda kasoo saaraan Warmurtiyeed ay kaga hadlayaan waxyaabihii ay ku heshiiyeen. Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka next post Muwaadin Soomaaliyeed oo 17 sano u xirnaa dowladda Talyaaniga oo qarax lagu dilay Muqdisho You may also like Ururka XAMAAS oo sii daayey La-haystayaal Maraykan ah 21/10/2023 Puntland oo qaadacdey go’aankii xal raadinta ahaa ee ka soo baxay Isimada 08/12/2021 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 29/06/2022 Dhageyso:- Warka duhur ee Idaacada Warsan 22/04/2022 Akhriso:-Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Tababarka Aas-aaska Xogaha iyo Tirakoobka Dalka Somaliya 22/07/2018 C/raxmaan C/Shakuur “Abiy Somalia wuxuu u haystaa dal uu Madaxdiisa diyaarad ku ridan karo” 18/02/2024 Wasiirka Gaashaandhiga XfS & Taliyaha Ciidanka xoogga oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab 24/08/2022 Banaanbaxyo ayaa ka socda Hargeysa 22/01/2022 Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka 23/02/2021 Akhriso:-MSF oo joojisay howlihii ay ku badbaadineysay Tahriibayaasha Badda ku Tahriiba 07/12/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.