Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19 written by Warsan Radio 29/07/2022 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya keenayso 198,900 oo qiyaasood oo ah tallaalka Pfizer COVID-19 ah.Dowladda Mareykanka ayaa tallaalkaan usoo marsiinaya Soomaaliya, xarunta COVAX oo ka shaqeysa in si siman loo helo tallaallada COVID-19.Shixnaddan ayaa qayb ka ah ballan-qaadka dowladda Maraykanka ee ku aadan, ka jawaabidda caalamiga ah ee masiibada COVID-19, iyadoo Maraykanku uu hoggaamiyo dardargelinta iyo qaybinta tallaalka COVID-19 .Maraykankuna wuxuu ballanqaaday inuu bixiyo 1.1 bilyan oo tallaal oo COVID-19 ah oo adduunka oo dhan ah. Ilaa hadda, Maraykanku waxa uu in ka badan 575 milyan oo qiyaasood oo tallaal ah gaadhsiiyey in ka badan 115 waddan.Sida uu sheegay madaxweyne Biden, Mareykanka waxaa ka go’an dadaallada tallaalka caalamiga ah, si loo badbaadiyo nolosha dadweynaha caalamka iyo soo afjarida masiibadan. Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19 was last modified: July 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Somalia oo ka hadashay qaraxa Baydhabo next post Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Beeraha 25/08/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaaraha 23/01/2022 RW Rooble oo ka hadlay Xildhibaannada Maanta lagu doortay Muqdisho 25/02/2022 Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan 08/11/2022 Turkiga oo Muqdisho tababar ugu bilaabay Ciidamo cusub oo ku biiray CXD 29/09/2023 In ka badan 50 Ruux ayaa ku geeriyootay Shil Gaari 10/12/2021 Dhageyso: Magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka fircoonig. 06/02/2017 QM oo taageertay howlgalka Cusub ee ATMIS Soomaaliya 07/04/2022 Dhaliilo kujira Sharciga Hay’adda NISA ee Golaha Wasiirada ansixiyeen oo la soo bandhigay 08/01/2023 Golaha wasiirada Puntland oo yeelanaya Shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda Boocame 06/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.