Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Dhageyso:-Qeybta 8 aad ee Barnaamijka Beeraha 09/11/2020 Xildhibaano ku dhaawacmay qarax ka dhacay Jowhar 06/10/2021 Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan 14/06/2022 Mas’uuliyiin oo kormeeray Ciidanka koofurta Mudug kula dagaalamaya AL-Shabaab 26/09/2023 Xisbiga Mucaaridka Turkiga oo guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinka dowladaha hoose 01/04/2024 Taliska ciidanka xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay millatariga Turkiga 20/04/2021 Qaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo Xiran 15/05/2023 SJS oo soo dhoweysay Warbixinta Amnesty International, uguna baaqday Dowladda Somalia inay cambaareyso xadgudubyada ka dhanka saxaafadda 15/02/2020 Akhriso:-Markab Xoolo nool siday oo Sacuudiga dib u soo celiyay oo ku soo wajahan Dekeda Boosaaso 10/08/2018 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.