Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like DHAGEEYSO:-Xubita Cafimaadka Radio Warsan ee Magalada Baydhabo. 27/03/2017 Madaxweyne Ku-Xigeenada Galmudug Iyo Jubbaland Oo Maanta Ku Kulmay Muqdisho 11/05/2022 Akhriso:-Qarax Caawa ka dhacay Dekeda Boosaaso 09/03/2020 Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed? 18/05/2023 Dhageyso:-Qeybta 8 aad ee BarnaamijkaBeeraha 13/11/2020 Ciidamo Military ah oo la wareegay goobihii maanta lagu dagaalamay ee magaalada Dhuusamareeb 01/07/2020 Dowlad marti galineysa wada hadallo dhex mara Ukraine & Ruushka 28/02/2022 Tirada dhimashada duufaanta ku dhufatay Gobolo ka mid ah Mareykanka oo gaartay 51 qof 03/10/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 06/05/2021 Saraakiil milateri oo sheegay inay xukunka ka tuureen Hoggaamiyihii Burkina Faso 01/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.