Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Qoorqoor oo la kulmay Cabdikariin Xuseen Guuleed (SAWIRRO) 22/11/2020 Madaxweyne Joe Biden Oo Farriin Deg-Deg U Diray Muwaadiniinta Maraykanka Ee Ukraine 11/02/2022 Akhriso:-Guddoomiyaha Barlamanka Maxamed Mursal oo ku dhawaaqay in laga tanaasulay Mooshinkii Madaxweynaha 20/12/2018 Maamulka Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigay Xubin katirsan Al-Shabaab 08/05/2023 DHAGEYSO :- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN RADIO EE MAGAALADA BAYDHABO 15/11/2016 Rooble oo sheegay inuu xalin doono tabashada ka taagan Hiiraan. 24/08/2021 Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo gaaray Dhuusamareeb 16/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/02/2019 Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ciidamo Soomaaliyeed loo diray dagaalka ka socda waqooyiga Ethiopia 01/12/2020 Erdogan “Maraykanku Waxa Uu Taageeraa Koox Argagixiso Ah” 16/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.