Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 20/01/2017 22/01/2017 Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka habeenkii 9 si toos ah usocda barnamijkii tartan aqonedka raadiyaha warsan baydhabo 05/06/2017 Madaxweyne Farmaajo oo sharci darro ku tilmaamay Xildhibaannada lagu doortay Ceelwaaq 22/04/2022 Akhriso:-weerar ka dhacay Beled-doogle 30/09/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 24/02/2021 Daawo video doodkusaabsan nidaamka fidaraalka iyo saamaynta uu kuyeeshay dadka laga tirada badanyahay Magaalada baydhabo gobalka bay 27/02/2017 VIDEO:-CIIDAMADA KGS IYO DFS OO HAWLGALO KA WADA DEGAANO LEH OO KA TIRSAN BUURHAKABA 18/11/2017 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 18/02/2022 Baarlamaanka oo maanta la horgeynayo heshiiska siyaasadeed ee doorashada 26/09/2020 Qarax Lala Eegtay Xubin Kamid Ah Guddiga Doorashooyinka Federaalka Iyo Khasaaro Ka Dhashay 17/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.