Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/09/2020 Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo muqdisho ku geeriyooday iyo Madaxda Dowladda oo ka Tacsiyaysay 17/02/2021 Dil ka dhacay magaalda Burco & faah faahin kasoo baxeysa 27/07/2022 Dawlada Ruushka oo lacago deyn ah ka cafisay Soomaaliya 27/07/2023 Maamulka Puntland oo soo dhaweeyay Hoggaaminta Rooble Xilliga Kalaguurka 09/08/2021 Shirka Wadatashiga Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Deni oo ka furmay Garoowe 23/03/2024 Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda Itoobiya 09/04/2022 Turkiga oo beeniyey eedayn uga timid QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhacay Suuriya 19/09/2020 dood ku saabsan dhaqdhaqaaqa 16ka maalmood ee December oo lagu qabtay magaalada baidoa 12/12/2022 Israel oo duqeysay goob ay Ururka Xisbullah Ku xoogantahay Koonfurta Lubnaan 26/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.