Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Garoowe written by Warsan Radio 24/08/2022 Baydhabo-{WMN}-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Goboledka puntland oo maanta ku sii jeedo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku tegayo Magaaladaas, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo. Wafdiga hordhaca u ah Madaxweynaha ayaa waxaa hoggaamin doona Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda oo ayna qeyb ka yihiin Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, kuwaasi oo saacadaha soo socda gaaraya Garoowe. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wararku sheegayaan in Garoowe u tagayo sidii uu xal ugu heli lahaa tabashooyin maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni ka qabaan dowladda Federaalka iyo sidii maamulkaasi u taageeri lahaa xukuumadda cusub. Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta berri oo khamiis ah u safrayo Garoowe, wuxuuna halkaas kulamo kula yeelan doonaa Madaxweynaha Maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland oo damac uga jiray xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in loo magacaabo ayaa saluugay magacaabista Xamse Barre oo kasoo jeeda Jubbaland, waxa ayna taasi keentay in khilaaf hoose soo kala dhax galo Dowladda iyo Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Garoowe was last modified: August 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Xukuumadda Soomaliya oo faah faahisay qodobada Shirka Golaha Wasiirada ee Muqdisho Ka Socodey You may also like Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 21/10/2022 Hogaamiye ka tirsan Al Shabaab oo lagu dilay Jubooyinka 11/11/2020 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 05/09/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 17/12/2022 Sawiro;-M/ Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Kenya. 08/09/2022 Taliyaasha Ciidamada Kenya oo Soo Gaaray Balad-xaawo, iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo 23/04/2020 Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kulan la Qaatey Gudiga Dhulka Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo. 09/05/2022 Madaxweyne Cali Guudlaawe oo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Sh/Dhexe 08/09/2023 Dowlada Somalia oo faahfaahisay duqeyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab 21/08/2020 Madaxweyne Lafta Gareen oo Muqisho kula Kulmay ku-xigeenka 1-aad Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (Sawirro) 05/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.