Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
August 2022
-
WARARKA MAANTA
Shir wadareedka ee Golaha Wasiirada ayaa malintii labaad galay
by Warsan Radio August 24, 2022Waxaa Maanta lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre uu soo xiro shir wadareedka Golaha Wasiirada, kaas oo shalay uga furmay Magaalada Muqdisho. Sida uu ra’iisal wasaaraha sheegay…
-
Baydhabo-{WMN}-Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digtay gaajada daran ee ka jirta gobolka Geeska Afrika ee ay sababeen abaaraha daba dheeray, inay sii kordhayso marba marka ka dambaysa, waxaana meelaha ugu…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhiga XfS & Taliyaha Ciidanka xoogga oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
by ATEERA August 24, 2022Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Dhiiragalin u sameeyay Ciidanka Dib u xoreenta Degaanada Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiinta ayaa Ciidamada…
-
WARARKA MAANTA
Madaxii hore ee amniga Shirkada Twitter-Ayaa ku eedeeyey in shirkadda halis amni daro ah ku hayaan macaamiishooda
by ATEERA August 24, 2022Madaxii hore ee arrimaha amniga u qaabilsanaa shabakadda Twitter-ka oo dhowaan shaqada laga eryey, ayaa shirkaddaas ku eedeeyey inay khatar ku hayso xogta gaarka ah ee macaamiisheeda isticmaalka shirkada oo…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Ali Abdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
FBI Maraykanka oo Dambiyo ku heshay labo Nino Qorsheynayeen afduub
by ATEERA August 24, 2022Xeerbeegti Maraykan ah ayaa dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan, Gretchen Whitmer, sannadkii 2020. Kuwaas oo doonayey inay afduubaan Guddoomiyaha,…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Qatar ayaa ballanqaaday inay Gar Gaar Caafimaad ufidinayso dhaawacyadii weerarkii ka dhacay Magaalada MuqdishoXayaat
by ATEERA August 24, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay tan iyo doorashadiisii khadka taleefanka kula hadlay Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Xamad. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Qatar uu…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud”Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaatada ku ah shacabkeenna awood-tirno”
by Warsan Radio August 23, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda…

