Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
August 2022
-
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada hadleen Wasiirka Waxbrashada XFS & Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya?
by Warsan Radio August 22, 2022Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda, Hiddaaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farah Sheikh Abdulkadir ayaa maanta kula la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Shengchao. Kulanka Wasiirka iyo…
-
WARARKA MAANTA
Xukun oo lagu riday dad loo heysto qarixii Magaalada Baydhabo ee lagu dilay Wasiirkii Cadaaladda Koonfur Galbeed
by Warsan Radio August 22, 2022Baydhabo-{WMN}- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Rag ah iyo Haweeneey, kuwaas oo loo heysto inay diyaariyeen qarixii lagu dilay…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ku wajahan magaalada Beledweyne & Amniga oo la adkeeyay
by Warsan Radio August 22, 2022Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu tago magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre. Maalin ka hor Magaalada Beledweyne…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo sheegay in Galmudug markii ugu horreeyso heleyso Garoon Caalami ah
by Warsan Radio August 22, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqasho indha-indheen ah ku tegay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami ah, gacantana ay…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Raila oo qaadaya tallaabo ka dhan ah natiijada doorashadii Kenya
by Warsan Radio August 22, 2022Baydhabo-{WMN}-Siyaasiga dalka Kenya Raila Odinga, ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in uu maxkamada ugu sareyso u gudbiyo dacwad ka dhan ah natiijada doorashadii madaxtinimo ee dhawaan ay guddiga…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo Ingiriiska kala hadashay sugida Amniga degaannada laga saaray Al-Shabaab
by Warsan Radio August 22, 2022Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Mrs. Kate Foster. Wasiirka iyo…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf sheekh Adan (Qaline)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed
by ATEERA August 22, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u yahay isu socodka bulshada,…

