Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
August 2022
-
WARARKA MAANTA
Xoghayaha Guud Ee QM Shaaca Ka Qaaday In Caalamku Uu Halis Ugu Jiro Adeegsiga Hubka Nukliyeerka
by Warsan Radio August 2, 2022Baydhabo-{WMN}-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in caalamku uu halis ugu jiro in la isu adeegsado hubka nukliyeerka, taas oo ay sababi karto, dal si khaldan…
-
WARARKA MAANTA
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
by Warsan Radio August 2, 2022Baydhabo-{WMN}-Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Miino oo Maanta ka dhacay inta u dhexeeysa isgoyska Tarabuunka iyo wadada ka timaada dhinaca isbitaalka Masaarida, kaas oo jugtiisa laga maqlay qeybo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Joe Biden: “Howlgal gaar ah oo ka dhacay Kabul ayaa lagu dilay Hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri”.
by Warsan Radio August 2, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Warbaahinta Dalkaas kala hadlay Shacabkiisa ayaa u sheegay in howlgal gaar ah oo ka dhacay Magaalada Kabul ee Caasimadda Afghanistan in lagu dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida…
-
Baydhabo-{WMN}-Howlgal ay iska kaashadeen CiidamadaBooliska Degmada Cadaado iyo TaliskaNabad Sugida Qeybta Galmudug Gaar Ahaan Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa lagaSameeyey Degmada Cadaado ee GobolkaGalgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu…
-
WARARKA MAANTA
Ruushka OO dalkiisa ka mamnuucay illaa 240 qof oo u dhashay Britian
by Warsan Radio August 2, 2022Baydhabo-{WMN}-Ruushka ayaa sheegay inuu cunaqabatayn ku soo rogay siyaasiyiin sar sare iyo dad caan ah oo u dhashay dalka Ingiriiska, kuwaas oo ay ku eedeeyeen inay shaqaynayaan falal “shaydaannimo” oo…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhan)
-
WARARKA MAANTA
Taalibaan Oo Dagaal La Gashay Ciidamada Ilaalada Xuduudda Ee Waddanka Iiraan
by Warsan Radio August 1, 2022Baydhabo-{WMN}-Ciidamada kooxda Taliban ee gacanta ku haysa dalka Afghanistan ayaa dagaal la galay ciidamada ilaalada xuduudda ee waddanka Iiraan. Faahfaahin kooban ayaa kasoo baxday isku dhaca labada dhinac oo laga…

