
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka may koo cusub ee Idaacada Warsan waxaa soo jeedinaayo Abdullahi Nuur Aden (Jeceloow)
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Dhageyso;- Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada Warsan was last modified:…
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
Baydhabo-{WMN}- Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane, Ahmed Ali Dahir ayaa gudbiyay warqadaha aqoonsiga ee Danjirinimo, iyadoo munaasabadda looga guddoomayey warqadaha aqoonsiga danjirenimo ay ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee dalka…
Baydhabo-{WMN}- Masuuliyiinta gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa beeniyay eedeyn kaga timid Qaramada Midoobay oo aheyd in ciidamadoodu ay shidaal ka xadeen bakhaar ay leedahay hay’adda cunnada Adduunka ee WFP…
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kooban saaka la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho. Labada…
Baydhabo-{WMN}- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka Maxamed Maxamuud Tifoow ayaa sheegay in aysan jirin muwaadiniin Soomaali ah oo si sharci darro ah ama si qasab ah looga masaafuriyay dalkaasi. Safiirka…
Baydhabo-{WMN}- Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay 1 bilyan oo dollar ku maalgashato waddanka Pakistan, sida uu shaaciyay TV-ga dowladda Sacuudiga Khamiistii, isaga oo intaas ku daray in boqor Salmaan Bin…
Baydhabo-{WMN}- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goor dhaweyd u ambabaxay magaalada Tunis ee dalka Tunisa, halkaas oo uu kaga qeyb gali doono shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta…
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Adan (Dalmar)
