Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Qarax ismiidamin ah oo lagu dilay Wadaad ka tirsanaa Kooxda Taalibaan
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}- Weerar ismiidaamin ah oo shalay Jimcihii ka dhacay Masaajid aad u camirnaa oo ku yaalla dhinaca galbeed ee dalka Afghanistan ayay ku dhinteen ugu yaraan illaa 18 qof oo ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Waxbarashada
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}- Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Jarmalka Oo Magdhaw Siinayasa Ehelada Ciyaartooy 50 Sano Ka Hor La Dilay
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}- Dowlada Jarmalka ayaa ogolaatay inuu magdhaw siiyo qoysaska ciyaartoy u dhashay dalka Israel oo la dilay xilli ay ka qayb-gelayeen ciyaarihii olombikada ee ka dhacay dalka Jarmalka sannadkii 1972-kii.…
-
WARARKA MAANTA
Dhimashadii ugu badaneed Oo La Diiwaan Galiyay Dalka Urdun
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}- Booliska dalka Urrdun ayaa sheegay in 65 kiis oo dhimasho dad isdilay ah la diiwaan geliyay lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan, kuwaasoo ka ah 45 rag ah iyo…
-
WARARKA MAANTA
Gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Miino kula kacday Duleedka Baladweyne.
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}- Ku dhawaad 5 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay kadib markii gaari ay saarnaayeen Miino kula kacday meel udhow deegaanka Afar irdood oo Dad badan oo shacab ah…
-
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS,Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo gabagabeeyey dalka Koonfur Afrika. Shirkan oo socday…
-
WARARKA MAANTA
Al.shabaab ayaa 20 qof oo shacab ah ku dilay Gobolka Hiiraan
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}- ku dhawaad 20 ruux oo shacab ah ayey ururka Al.shabaab ku dileeyn xalay deegaanka Afar irdood oo ku yaalla inta udhaxeeyso Degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Sidoo…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Mele Kyari: “200,000 Fuusto oo shidaal ah ayaa todobaad weliba laga xadaa Nigeria”.
by ATEERA September 3, 2022Baydhabo-{WMN}-Dalka Nigeria ayaa dhibaato xooggan ku qaba xatooyada shidaalka oo muddo ka jirta Dalkaas kaddib markii Agaasimaha Maamulka ee Shirkadda Shidaalka waddaan Mele Kyari uu sheegay in todobaad weliba la…

