
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Sadam Hilal.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso in Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed la qori karo ama dalka dibadiisa loo dhoofin karo si…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed shire Bukhaari ayaa sheegay in amniga guud ee gobolka Mudug ay duulaan ku yihiin Saddex kooxood oo isbaheystay, kuwaas oo uu sheegay…
Labo qof ayaa lagu toogtay bartamaha magaalada Isfahan ee dalka Iiraan, saacado kadib markii shan qof lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay Koonfur-galbeed ee dalkaas. Dhacdadii ugu dambeysay waxay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali oo ay wehliyaan qaar kamida Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa safar ku gaaray degaannada Teerage iyo Bali-qurun oo hoostaga Degmada Gaalkacyo. Deegaanadaan…
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in waxkasta oo la sameeynayo xilligaan ay ka horreeyaan in la sugo ammaanka dalka.…
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Sadam Hilal.
Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Gudoomiye ku-xigeenka Amniga Gobalka Hiiraan Axmed cabdala cismaan (Inji) Iyo Duqa magaalada beledweyne marwo Nadar…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Hassan Aaden oo ka duulaya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang…
