Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Dhageyso:-Ciidamada dowlada Fadaralka somaliya Iyo Kuwa Konfur Galbeed aya waxa ay weerar Ay ku Qaadeen Deeganka Abal 22/01/2017 Shariif Sheekh Axmed oo la kulmay duubabka dhaqanka ku sugan magaalada Jowhar 02/11/2020 Dhageyso:-Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka oo Ka Hadlay Doorashada Koonfur Galbeed Baaqna Diray 29/08/2018 Diiwaangelinta Musharrixiinta kuraasta Qaar ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta bilaabaneysa Muqdisho 13/12/2021 DHAGEYSO- AKHRISO: Khudbaddii Farmaajo ka jeediyay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka 27/03/2019 Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay muddo kordhinta loo sameeyay 12/04/2021 video Wefdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo gaaray Beydhabo 09/04/2017 Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal 10/12/2022 Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka Sare oo 3-qodob ka soo saaray shirka Dhuusamareeb 15/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 04/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.