Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
2022
-
WARARKA MAANTA
FAAH FAAHIN Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
by ATEERA September 15, 2022Baydhabo-{WMN}-Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa gabal dhacii Maanta ku toogtay degmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir Allah u naxariiste Nabadoon Xuseen Xaayow Xalane oo ka mid ahaa Nabadoonada sida weyn looga…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambo baxay dalka Maraykanka
by ATEERA September 15, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey.…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Madaxweyne Hirshabeelle oo Lakulmay Safiirka Midowga
by Warsan Radio September 14, 2022Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
-
WARARKA MAANTA
Qarax lagu dilay Askar katirsan Ciidamada dowladda oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
by Warsan Radio September 14, 2022Baydhabo-{WMN}- Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Maanta Barqadii waxaa uu ka dhacay degaanka lambar Konton oo hoostaga degmada Marka ee Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ka…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal culus oo mar kale ka dhex qarxay dalalka Armenia iyo Azerbaijan
by Warsan Radio September 14, 2022Baydhabo-{WMN}- Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sanadkii 2020-kii, kaas oo ka dhashay muranka gobolka Nagorno-Karabakh. Mowjadihii ugu dambeeyay…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IOM oo kawada hadlay waxka qabashada Abaarta
by Warsan Radio September 14, 2022Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Adduunka ee…
