Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2022
Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan gaar ah yeeshay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ay doorteen Baarlamaanka labada…
International partners congratulate new President Hassan Sheikh Moham Somalia’s international partners* congratulate Hassan Sheikh Mohamud on his election as President of the Federal Government of Somalia. We thank outgoing President Mohamed Abdullahi ‘Farmaajo’ for honouring Somalia’s political tradition…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle & Galmudug
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, waxa uuna u rajeeyay in Alle ku guuleeyo Masuuliyada…
Antonio Guterres oo ku dhawaaqay inay kordhinayaan taageerada dowladda Cusub ee Soomaaliya
Baydhabo-{WMN}-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho halkaas oo lagu doortay madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Xoghayaha Guud ayaa hambalyo u diray madaxweynaha…









