Turkiga oo garab istaag u muujiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud written by Warsan Radio 16/05/2022 Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay in doorashada madaxtinimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya eeloo qabtay May 15, 2022 si guul leh, iyada oo u hambalyeysay Madaxweynaha la doortay eeXasan Sheekh Maxamuud una rajeeysay guul inta uu xilka hayo.” Waxaan ahmiyad weyn siinaa nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, oo aan la joognoWaxaan la leenahay xiriir taariikhi ah oo qoto dheer, waxaana rajeynaeynaa in natiijada doorashada ay noqoto mid xal u ah shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah.Sidoo kale Turkiga waxaa uu sheegay in uu sii wadi doono garab istaagga shacabka Soomaaliyeed iyo taageeridda Federaalka Dowladda Soomaaliya si ay u abuurto amni, xasilooni iyo barwaaqodalka xiligan cusub.Inta badan dowladaha taageerada siiya Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay doorashadii ka dhacday Muqdisho oo uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud, iyaga oo sheegay inay la Shaqeyn doonaan. Turkiga oo garab istaag u muujiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud was last modified: May 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan gaar ah yeeshay You may also like Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay difaacanayso baddeeda 14/10/2021 Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Xilka diblomaasiyadeed ee QM u dooratay danjire Abukar Baalle 30/06/2020 Tallaalka ka hortaga Covid 19 oo la gaarsiiyay Dowlad Deegaanka Soomaalida 13/03/2021 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS 07/01/2018 Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite 17/08/2020 Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo Dhambaal u diray Dowladda Turkiga 29/10/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 03/02/2022 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 02/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/11/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan 30/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.