Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee RAdio Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2022
Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo 15-kii May loo…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Ciidanka Mareykanka ee kusoo wajahan Soomaaliya
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxweynaha Maraykanka Jeo Biden uga mahadceliyey in ciidamo cusub uu Maraykanku keeno Soomaaliya, sida ay baahisay Villa Somalia. Madaxweynaha cusub ayaa xusay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo Shaqadiisa wata kadib xilka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo aan Shaqeyn ayaa kulan la qaatay…








