Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Radio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheeikh Aadan (Dalmar)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo xoogan ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo lagu qabqabtay dad u badnaa Dhalinyaro Xaafadahoooda iyo waddooyinka joogay.…
Soomaaliya & Hay’adda lacagta Adduunka oo ka wada-hadlay Arrimaha deyn cafinta
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Waxaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga ee Zoom-ka muhiimna u ahaa hannaanka Geddi Socodka deyn cafinta Soomaaliya yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta…









