2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta lagu wadaa inay Magaalada Muqdisho soo gaaraan wufuud Heer Caalami ah iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada kajira dalka si ay uga qeyb galaan Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya gaaray Wafdi ka socda Uturka ONLF oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Ururkaas Cabdiraxmaan Maadeey, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Gobalada Baay iyo Bakool
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa uu xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bakool & kuxigeenkiisa Amniga, isaga oo sidoo kale Maamul Cusub u Magacaabay…









