Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Yearly Archives
2022
Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer Amni sameeyay ka hor xafladda Caleemo-saarka
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Qeyba kamid Caasimadda kaas oo ugu kuurgalayay Amniga iyo bilicda magaalada. Qeybaha la kormeeray…
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha maadaama ay dalka imaanayaan madax…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









