Yearly Archives
2022
Kenya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Aqbalay in Soomaaliya ay u dhoofiyaan Qaadka
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane;, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu dalkiisa saaray qaadkii ka imaan jiray Kenya. Waxaa sidaasi sheegay wasiirka…
Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shirweynaha la dagaalanka musuq maasuqa
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa lagu qabtay dalka Jabuuti. Masuuliyiin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa ka qeybgalay…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Arrimaha Abaaraha kala hadlay Safiirada Caalamka
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay kulan ay safaaradda Jarmalku soo qabanqaabisay oo…









