Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in hey’adaha dowladda Soomaaliya ay galaan heshiisyo waa wayn, inta laga ansixinayo xukuumad rasmi ah. Warsaxaafadeed uu soo saaray Hanti…
2022
Soomaaliya iyo Finland oo ka wada-hadlay gurmadka Abaaraha iyo dib u heshiisiinta
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta geeska Afrika Mudane Suldaan Saciid Axmed ahna…
Maxay tahay sababta Somaliland Idaacadda BBC-da uga mamnuucday degaannadeeda?
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay inay go’aamiyeen inay joojiyaan in Idaacadda BBC-da ka hawl gasho degaannada Somaliland, kadib markii hoos u dhigtay sharaftii iyo karaamadii…
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Boosaaso iyo qarixii Jowhar
Baydhabo-{WMN}-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ku dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Puntland, taas oo sabab u aheyd safar ay…
Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI.…










