Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf. Labada mas’uul ayaa wada hadlay adkaynta xiriirka…









