Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay la kulmayay Wakiilada Beesha Caalanka ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre. labada…
2022
Wararka naga soo gaaraya Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Qeybta Galmudug Cabdiraxmaan Faarax Geelle…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si qotodheer uga hadlay ahmiyadda ay leedahay…
Madaxweynaha Galmudug oo cambaareeyay qarixii Jowhar, xilli Cali Guudlaawe ka hadlin
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa cambaareeyay qaraxii Maanta ay Al-Shabaab ku weerareen Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe sidoo kalana ah caasimadda Hir-Shabeelle. Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










